Connect with us

somalilandtoday.com

Dawladda Soomaaliya oo maanta shir degdeg ka yeelanaysa heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

focus

Dawladda Soomaaliya oo maanta shir degdeg ka yeelanaysa heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Dawladda Soomaaliya oo maanta shir degdeg ka yeelanaysa heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Golaha Wasiirada dawladda Soomaaliya ayaa maanta shir degdeg ah isugu imanaya, si go’aan ay uga soo saaro heshiis ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dalalka Itoobiya iyo Somaliland.

Xalay illa saaka warbaahinta waxaa hadheeyeeyay heshiiska dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, kaasi oo lagu sheegay heshiis taariikhiga ah ee ay wada gaadheen Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Raysal wasaaraha dawladda Itoobiya Abiy Axmed.

More in focus

To Top