Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweynaha Somaliland oo maalinta barri ah dalka Jabuuti kula kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya.

focus

Madaxweynaha Somaliland oo maalinta barri ah dalka Jabuuti kula kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Somaliland oo maalinta barri ah dalka Jabuuti kula kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynayaasha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalinta berri ah la filayaa in ay ku kulmaan waddanka Jabbuuti sida Ilo-wargaleen ah xaqiijinayaan.

Kulanka Muuse Biixi iyo Xasan Sheekh ayaan weli faahfaahin laga bixin ujeedooyinkiisa balse warar hordhac ayaa tilmaamaya in ay ka wadahadli doonaan dib u bilaabista wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland, lacag Somaliland kaga xaniban Soomaaliya iyo weliba arrimaha colaadda gobolka Sool.

More in focus

To Top