Connect with us

somalilandtoday.com

Ukraine oo markab dagaal ka burburisay Ruushka

focus

Ukraine oo markab dagaal ka burburisay Ruushka

Ukraine oo markab dagaal ka burburisay Ruushka

Ruushka ayaa xaqiijiyay in mid ka mid ah maraakiibtooda dagaalka Ukraine weeraratay laguna weeraray badda madow, islamarkaana la burburiyay.

Weerarkan ayaa habeenkii Isniinta lagu qaaday Dekadda Feodosia ee Crimea oo Ruushku uu hore u qabsaday.

Wasaaradda difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay in markabka weyn ee Novocherkassk ay diyaaradaha Ukraine ku weerareen gantaalo la hagayay.

Sida laga soo xigtay Sergei Aksyonov, oo ah guddoomiyaha gobolka Crimea ee Ruushka, hal qof ayaa ku dhintay weerarka.

More in focus

To Top