Connect with us

somalilandtoday.com

Erdogan oo maanta booqanaya Greece

focus

Erdogan oo maanta booqanaya Greece

Erdogan oo maanta booqanaya Greece

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo khamiis ah booqanaya dalka Greece, halkaas uu kulan madaxeed kula yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha Greece Kyriakos Mitsotakis.

Kulankan ayaa imanaya kadib sanado badan, oo labada waddan ay xiisadi u dhaxeysay, xiisaddaas oo mararka qaar ay ku dhowaanayeen inuu dagaal ka dhex qarxo.

More in focus

To Top