Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha dhaqanka Beesha Dhulbahante oo sheegay in ay diyaar u yihiin in nabad laga gaadho dagaalada gobolka Sool

focus

Golaha dhaqanka ee Dhulbahante ayaa soo dhoweeyay go’aan kasoo baxay beesha Habar-jeclo, go’aankaas oo ahaa mid nabadeed oo dhiirri galinayay wada noolaanshaha labada dhinac.

Bayaan kooban oo ay soo saareen golaha dhaqanka ee Dhulbahante, ayaa waxay ku sheegeen in ay xakamayn doonaan in ciidankooda ay u gudbaan dhinaca kale. Iyaguna waxay codsadeen in sidaas oo kale beelaha ay dirirtu dhexmartay, xakameeyaan inay duulaan soo qaadaan ciidankooda.

More in focus

To Top