Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda UN-ta

focus

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda UN-ta

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda UN-ta

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ka socda UN-ta.

Waxaana Kulankaa lagaga wada-hadlay wajiga 4aad ee mashruuca maamul daadejinta dawladaha hoose ee JPLG-ga oo la filayo in uu sannadka cusub 2024 bilaabmo, sidoo kale waxa kulanka lagu lafa guray wajigii 3aad ee dhamaaday waxyaabihii guud ahaan qabsoomay iyo caqabadiihii ka hor yimi.

More in focus

To Top