Connect with us

somalilandtoday.com

Aabbe si arxan darro ah u dilay seddax hablood oo uu dhalay

focus

Aabbe si arxan darro ah u dilay seddax hablood oo uu dhalay

Aabbe si arxan darro ah u dilay seddax hablood oo uu dhalay

Aabe ku nool dalka Faransiiska ayaa qirtay inuu dilay saddex hablood oo uu dhalay, kadib markii uu u gacan galay booliska.

Ninkaan ayaa iskiis iskugu dhiibay booliska, waxaa sidaas sheegay ilo-wareedyo ka tirsan dacwad oogayaasha iyo booliska.

Ninkan oo 41 jir ah, ayaa tegay saldhigga booliska ee magaalo xeebeedka waqooyi ee Dieppe “si uu u sheego inuu dilay saddexdiisa carruur,” waxaa sidaas yidhi dacwad oogaha magaalada.

Booliska ayaa sheegay inay meydka saddexda hablood ka heleen gurigiisa magaalada Alfortville, oo ku taalla duleedka koonfurta bari ee magaalada Paris.

Laba ka mid ah carruurta ayaa midi lagu dilay, sida ay sheegeen booliska, halka mida kale loo maleynayo inuu naqaska kudhajiyay.

Ninkan ayaa la dhigay xabsiga booliska, sida ay sheegeen dacwad oogayaasha.

More in focus

To Top