Connect with us

somalilandtoday.com

Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay weerari doonaan Maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

focus

Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay weerari doonaan Maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay weerari doonaan Maraakiibta Israa’iil ee Badda Cas

Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqay qorshahooda ku saabsan Maraakiibta Israa’iil ee mara Badda Cas iyo Marinka Bab al-Mandeb.

Kooxdan ayaa sheegay inay duqeyn doonaan Maraakiibta u socota Israa’iil.

Xuutiyiinta ayaa bishan dhowr-goor gantaalo ku tuuray Israa’iil gaar ahaan magaalo xeebeedka Eilat.

Waxa ay sidoo kale kooxdan toddobaadkii tagay soo rideen mid kamid ah diyaaradaha Drone-ka oo uu lahaa millatariga Mareykanka.

Abdulmalik al-Houthi oo kooxdan u hadlay ayaa sheegay inay isha si gaar ah hadda ugu hayaan badda cas iyo maraakiibta halkaas mara.

More in focus

To Top