Connect with us

somalilandtoday.com

Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka dagaalada fool ka foolka ah ee ka socda Gaza

focus

Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka dagaalada fool ka foolka ah ee ka socda Gaza

Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaalka dagaalada fool ka foolka ah ee ka socda Gaza

Muuqaalada ay baahisay Xamaas ayaa muujinaya dagaalada fool ka foolka ah ee ka socda gudaha Gaza.

Muuqaaladan ayaa muujinaya khasaaraha soo gaadhay gaadiidka gaashaaman ee ciidamada Israa’iil.

Militariga Israel ayaa hore u xaqiijiyey in ciidamo lagaga dilay dagaaladan oo inta badan aan xog laga heyn.

Wararka ayaa sheegaya in Israel gaadiidka gaashaaman ee laga burburiyey ay gaadhayaan 61 Taangi iyo Beebeyaal.

https://x.com/SprinterX99880/status/1720859592446390485?s=20

Israa’iil ayaa duqeyn xoogan toddobaadkii 4aad ka wada Gaza, iyadoo bartilmaamsatay goobaha shacabka.

Tirada shacabka Gaza ee ku dhintay duqeynta Israel ayaa kor u dhaafay 9.500 oo ay ku jiraan 3.900 carruur ah.

Xamaas ayaa dhinaca kale u muuqata inay sii wado dagaalka ay kula jirto ciidamada Lugta ee gudaha usoo galay Gaza

More in focus

To Top