Connect with us

somalilandtoday.com

Dal Carbeed Oo Qaaday Tallaabo Culus Oo Ka Dhan Ah Duullaanka Israa’iil Ee Gaza

focus

Dal Carbeed Oo Qaaday Tallaabo Culus Oo Ka Dhan Ah Duullaanka Israa’iil Ee Gaza

Dal Carbeed Oo Qaaday Tallaabo Culus Oo Ka Dhan Ah Duullaanka Israa’iil Ee Gaza

Dalka Urdun ayaa noqday dalkiiugu horreeyey ee Carab ah ee ay xurguf diblomaasiyadeed soo kala dhex gasho Israa’iil.

Arrintan ayaa timid ka dib markii Urdun ay u yeedhatay danjiraheeda ka fadhiya Tel Aviv, ayadoo ka cadhaysan dhibaatada xoogga leh ee bani aadminimo ee ka dhalatay duqaymaha Israa’iil ee Qasa.

Boqortooyadaas ku taalla bariga dhexe waxay sheegtay kaliya inay soo celinayso danjiraheeda marka Israa’iil ay joojiso mushkiladda bani’aadminimo ee ay abuurtay

More in focus

To Top