Connect with us

somalilandtoday.com

Dowladda Qadar Oo Quus Ka Muujisay Sii Deynta Maxaabiista Ay Heysato Xamaas

focus

Dowladda Qadar Oo Quus Ka Muujisay Sii Deynta Maxaabiista Ay Heysato Xamaas

Dowladda Qadar Oo Quus Ka Muujisay Sii Deynta Maxaabiista Ay Heysato Xamaas

Xukuumadda Qadar ayaa sheegtay in gulufka millatari ee dhinaca dhulka ah ee Israa’iil ay ku qaaday Qasa uu caqabad ku noqday dadaallada socda ee lagu doonayo in si nabada lagu sii daayo maxaabiista ay gacanta ku hayaan ururka Xamaas.

Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Qadar Maajid Al-ansaari ayaa sheegay “in xaaladda ka sii daraysa ay arrinta sii adkeysay”.

Raysal Wasaarraha Israa’iil Bin Yamin Natenyahu ayaa goor sii horreysay sheegay in aanay is diidaynin guuldarrada milatari ee Xamaas iyo soo celinta la haystayaasha.

Isagoo ka jawaabayay su’aal ahayd in xidhiidhada socda ee siideynta la haysatayaasha ay sii socon karaan, iyadoo weerarka dhinaca dhulka ah u socdo ayaa ku jawaabay “haa”.

More in focus

To Top