Connect with us

somalilandtoday.com

“Reer Sool way tageen, reer Awdalna waad ogtihiin guuxooda…” Wasiirka Maalgashiga Somaliland

focus

“Reer Sool way tageen, reer Awdalna waad ogtihiin guuxooda…” Wasiirka Maalgashiga Somaliland

“Reer Sool way tageen, reer Awdalna waad ogtihiin guuxooda…” Wasiirka Maalgashiga Somaliland

Wasiirka Maalgashiga Somaliland Cabdi Cismaan Dhagawayne, ayaa sheegay in reer Sool ay Somaliland ka tageen reer Awdalna ay tabasho qabaan.

Wasiirka oo la sheegay in uu ka hadlayay xaflad meher ah, ayaa sheegay in beel gaar ahi ay madaxtinimada Somaliland isku kaayaysanayso, waxa uuna ku baaqay in beelaha darafyada wax loo ogolaado.

“Reer Sool way tageen oo waan ogahay, reer Awdalna waad ogtihiin guuxooda, anagu guuxa reer Awdal waanu la qabnaa, maanta dee idinka ayaaba ku kaayaysanaya oo cid aad wax u ogoshihiin ma jirto, waxan leeyahay beelaha darafyada hala ixtiraamo” ayuu yidhi Wasiir Dhagawayne.

More in focus

To Top