Connect with us

somalilandtoday.com

Xamaas Oo Sii Daysay Maxaabiis Israa’iiliyiin Ah

focus

Xamaas Oo Sii Daysay Maxaabiis Israa’iiliyiin Ah

Xamaas Oo Sii Daysay Maxaabiis Israa’iiliyiin Ah

Nurit Cooper oo 79 jir ah iyo Yocheved Lifshitz,oo 85 jir ah kana mid ahaa maxaabiista ay gacanta ku hayso Xamaas ayaa la sii daayay waxayna gaadheen magaalada Tel Aviv ee Israa’iil.

Xamaas ayaa siideynta haweenkaan da’da ah ku sababaysay bini-aadanimo iyo arrimo caafimaad dartood.

Israa’iil ayaa Masar iyo hay’adda Bisha Cas uga mahadcelisay qaybta ay ka qaateen wadahadalka lagu sii daayay labadaan dumarka ah.

Raggii qabay haweenkaan waayeelka ah oo iyaguna, da’ ah ayaa wali gacanta ugu jira Xamaas kuwaas oo lagu hayo Qasa sida ay sheegen saraakiisha Israa’iil.

More in focus

To Top