Connect with us

somalilandtoday.com

Dab xalay Qabsaday Markab yaalla dekedda Berbera +Sawirro

focus

Dab xalay Qabsaday Markab yaalla dekedda Berbera +Sawirro

Dab xalay Qabsaday Markab yaalla dekedda Berbera +Sawirro

Ciidanka Dab-demiska Berbera ayaa habeenimadii xalay demiyay dab Qabsaday Markab, yaalay dekedda Berbera.

Ciidanka ayaa ku guuleystay badbaadinta hantidii markabkaas iyo xakamaynta dabkaas, Mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.

More in focus

To Top