Connect with us

somalilandtoday.com

Golaha Wakiillada Somaliland oo saaka ansixiyay xeer ay soo jeediyeen xildhibaanada reer Awdal

focus

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa qaraar gole ku ansixiyay Qodobadii soo jeedinta xildhibaanada reer Awdal oo wax ka bedel lagu sameeyay qaar ka mid ah go’aamada.

Madaxweyne Biixi, ayaa loo soo jeediyay in uu dib u eegis ku sameeyo saami qaybsiga xukuumadda iyo in goobaha cod bixinta loo kordhiyo gobolka Awdal.

73 xildhibaan oo fadhiga jooga ayaa dhammaan u codeeyay Qaraarka.

Degdeg : Golaha Wakiillada Somaliland ayaa qaraar gole ku ansixiyay Qodobadii soo jeedinta xildhibaanada reer Awdal oo wax ka bedel lagu sameeyay qaar ka mid ah go’aamada.

Madaxweyne Biixi, ayaa loo soo jeediyay in uu dib u eegis ku sameeyo saami qaybsiga xukuumadda iyo in goobaha cod bixinta loo kordhiyo gobolka Awdal.

73 xildhibaan oo fadhiga jooga ayaa dhammaan u codeeyay Qaraarka.

Akhriso Go’aamada ka soo baxay Golaha Wakiillada oo laggu xaliyey tabashadii Xildhibaannada Reer Awdal

More in focus

To Top