Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley Baabuurkii Jabhadu ka Qafaalatay Burco

News

Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley Baabuurkii Jabhadu ka Qafaalatay Burco

Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley Baabuurkii Jabhadu ka Qafaalatay Burco

Xisbiga WADDANI ayaa cambaareeyey falkii ay saaka gaadiidka ku dhaceen qaar ka mid ah jabhada buurta gaca-libaax.

Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani mudane Waabeye oo saxaafada la hadlay ayaa dhinaca kale u mahadceliyey gudiga beelaha garxajis oo uu ku amaanay sida xilkasnimada leh ee ay nabada ugu soo dhameeyeen jabhadii buurta Gaca-libaax.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...
Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in News

To Top