Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidanka Dab-damiska Somaliland oo ku guuleystay inay bakhtiiyaan dabkii ka kacay Suuqa Wajaale

focus

Ciidanka Dab-damiska Somaliland oo ku guuleystay inay bakhtiiyaan dabkii ka kacay Suuqa Wajaale

Ciidanka Dab-damiska Somaliland oo ku guuleystay inay bakhtiiyaan dabkii ka kacay Suuqa Wajaale

Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala xuduudda Somaliland la wadaagto dalka Itoobiya.

Dabka ayaa baabi’iyay mehrado ganacsi oo aad u ballaadhan, waxana hadda socota qiimeynta hantida ku basbeeshay suuqa.

Ganacsatada ayaa bilaabay in mehradaha badbaaday ay kala baxaan hantidooda, iyadoo kuwii mehraduhu ka gubteenna ay ka raadinayaan, wax uun uga badbaaday hantidooda.

Ciidamada Dab Damiska dawlad deegaanka Soomaalida oo iyana gurmad ahaan u yimid, ayaa ka qayb qaatay in la damiyo dabka suuqa Tog Wajaale.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top