Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga Jamhuuriga oo wada mooshin xilka looga qaadayo Biden

focus

Xisbiga Jamhuuriga oo wada mooshin xilka looga qaadayo Biden

Xisbiga Jamhuuriga oo wada mooshin xilka looga qaadayo Biden

Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka Kevin McCarthy ayaa shaaciyay, in aqalku uu billaabayo baadhitaan xilka lagaga xayuubinayo madaxweyne Joe Biden.

Dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda ayaa sheegaya, in tallaabadani ay u muuqato mid cadaadiska siyaasadeed lagaga yareynayo madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, islamarkaana ra’yul-caamka shacabka u jiheynaya dhanka Aqalka Cad, xilli ay soo dhaw-dahay doorashada madaxtinimada Mareykanka ee sannadka soo socda.

More in focus

To Top