Connect with us

somalilandtoday.com

Laba caruur ah oo Miino kula qaraxday Laascanood

focus

Laba caruur ah oo Miino kula qaraxday Laascanood

Laba caruur ah oo Miino kula qaraxday Laascanood

Laba caruur ah ayaa dhintay laba kalena waa dhaawacmeen kadib markii duleedka magaalada Laascaanood dhinaceeda bari uu qarax ku haleelay.

Caruurtan ayaa ku sugnayd Jabka-qoriga oo ka mid ah goobihii dagaaladu ku dhex- mareen ciidamada Somaliland iyo kuwa huwanta nabadiidka ah.

Miinada ayaa dishay 2 wiil halka gabadh iyo wiil kalena dhaawacooda lagu dabiibayo cisbitaalka Manhal sida uu noo xaqiijiyey Jaamac Cabdikariin oo ka mid ah masuuliyiinta cisbitaalkaas.

Qorsho Cabdilaahi oo ah hooyada dhashay caruurtan ayaa sheegtay in caruurtu ay ku ciyaarayeen dooxada markii ay qarax maqashay.

More in focus

To Top