Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxweyne oo Biixi oo shir deg-deg ah iskugu yeedhay hoggaamiyaasha xisbiyada Mucaaridka.

focus

Madaxweyne oo Biixi oo shir deg-deg ah iskugu yeedhay hoggaamiyaasha xisbiyada Mucaaridka.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa iminka shir deg deg ah iskugu yeedhay hogaamiyaasha xisbiyada Mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Shirkan ayaa la filayaa in lagaga wada-hadlo xaaladda dagaal ee ka taagan gobolka Sool iyo duulaankii ay maleeshiyaadka huwanta ku soo qaadeen ciidanka qaranka Somaliland.

More in focus

To Top