Connect with us

somalilandtoday.com

Madaxii Kooxda awoodda badan ee Wagner oo Shil diyaaradeed geeriyooday

focus

Madaxii Kooxda awoodda badan ee Wagner oo Shil diyaaradeed geeriyooday

Madaxii Kooxda awoodda badan ee Wagner oo Shil diyaaradeed geeriyooday

Madaxii Kooxda awoodda badan ee Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa goordhaweyd ku dhintay Shil diyaaradeed oo ka dhacay Ruushka,  sagaal kale oo ka tirsan kooxdiisa ayaa iyaguna ku geeriyooday Shilka.

Ninka  Geeridiisa ay xaqiijisay BBC ayaa dhawaan sameeyay iskuday afgambi oo uu doonayay inuu awood kula wareego Magaalooyinka muhiimka ah ee dalka Ruushka taas oo Madaxweynaha Ruushka ku khasabtay inuu wadahadal deg deg ah la furo Kooxda.

More in focus

To Top