Connect with us

somalilandtoday.com

Soomaaliya oo shaacisay in la xidhayo TikTok, Telegram iyo 1xbet

focus

Soomaaliya oo shaacisay in la xidhayo TikTok, Telegram iyo 1xbet

Soomaaliya oo shaacisay in la xidhayo TikTok, Telegram iyo 1xbet

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo jeedisay in la xidho baraha TikTok, Telegram iyo 1xbet, kadib shir wadatashi ee dhinaca badqabka Isgaadhsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka iyo baraha bulshada oo ay iskugu yimaadeen madaxda wasaradda, hey’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Madaxda Shirkadaha Isgaadhsiinta dalka.

Bayaan kasoo baxay shirkaas ayaa u qornaa sidan:

More in focus

To Top