Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay dilka Abwaan Jaamac Kadiye loogu geystay Magaalada Laascaanood

focus

Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay dilka Abwaan Jaamac Kadiye loogu geystay Magaalada Laascaanood

Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa cambaaraysay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo ka mid ahaa hal abuurka iyo haldoorka dalka oo kooxaha aragagixisada iyo huwanta ku sugan magaalada Laascaanood dileen.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa lagu sheegay in dilka Abwaanka ay ka dambeeyeen kooxaha Aragagixisada ah ee ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

More in focus

To Top