Connect with us

somalilandtoday.com

Guddida Beelaha Garxajis oo saaka safar ugu baxay buurta Gacan-libaax

focus

Guddida Beelaha Garxajis oo saaka safar ugu baxay buurta Gacan-libaax

Guddida Beelaha Garxajis oo saaka safar ugu baxay buurta Gacan-libaax

Guddida Beelaha Garxajis ayaa saaka Hargeysa ka baxay iyagoo ku siijeeda buurta Gacan-libaax ee jabhadda hubaysani ku jirto.

Guddida beelaha Garxajis waxa hoggaaminayo Suldaan Axmed Cismaan Cadda gude ayaa saaka u baxay deegaanada Buurta.

Waxa socda dhaqdhaaq nabadeed oo ay wadaan waxgaradka Somaliland.

More in focus

To Top