Connect with us

somalilandtoday.com

Jabhada Gacan-libaax oo saaka weerartay deegaanka Daba-gorayaale + Laba gaadhi oo ay kaxaysteen

focus

Jabhada Gacan-libaax oo saaka weerartay deegaanka Daba-gorayaale + Laba gaadhi oo ay kaxaysteen

Jabhada Gacan-libaax oo saaka weerartay deegaanka Daba-gorayaale + Laba gaadhi oo ay kaxaysteen

Jabhada Gacan-libaax ayaa saaka weerartay tuulada daba-gorayaale oo ka tirsan gobolka Daad-madheedh iyaga oo halkaas ka kaxaystay laba gaadhi iyo agab kale

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay saaka ku war heleen uun Jabhadan oo weerartay goob ay deganayeen haya’da Miino-baadhista Ee (Hello trust) oo lahaa labadan gaadhi ee la kaxaystay, Lama sheegin wax khasaare oo kale oo ka dhashay arintaaasi.

Tuulada daba-gorayaale waxa ay ku taal xuduudka u dhaxeeya Somaliland Iyo DDS.

More in focus

To Top