Connect with us

somalilandtoday.com

Shiinaha oo u diyaar-garoobaya weerar ka dhan ah Taiwan

focus

Shiinaha oo u diyaar-garoobaya weerar ka dhan ah Taiwan

Shiinaha oo u diyaar-garoobaya weerar ka dhan ah Taiwan

Xukuumadda Shiinaha ayaa baahisay warbixin muuqaal ah oo ka turjumaysa diyaar garowga ciidamada Shiinaha ee sida ay awoodda ugu leeyihiin inay weeraraan Jasiiradda Taiwan oo Shiinuhu ku doodayo inay tahay degaan ka mid ah dhulweynaha Shiinaha.

More in focus

To Top