Connect with us

somalilandtoday.com

Xarumaha Xisbiga KULMIYE ee Magaalada Burco oo lagu qoray qoraalo lagu dalbanayo in Bushaaro Baanday xorriyadeeda dib loogu soo celiyo.

focus

Xarumaha Xisbiga KULMIYE ee Magaalada Burco ayaa lagu qoray Magaca weriye Bushaaro Baande iyo qoraalo kale oo laggu dalbanayo in xorriyadeedii dib loogu soo celiyo.

20 bishan ayaa magaalada Burco lagu qabanaya shirka golaha dhexe ee KULMIYE, kaas oo madaxwayne Biixi guddoomiyenimada xisiga ku wareejinayo wasiir Maxamed Kaahin.

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in focus

To Top