Connect with us

somalilandtoday.com

Qodobo Is Afgarad ah oo ay gaadheen Ergooyinkii Wakiilada Iyo Madaxdhaqameedka ahaa.

focus

Qodobo Is Afgarad ah oo ay gaadheen Ergooyinkii Wakiilada Iyo Madaxdhaqameedka ahaa.

Qodobo Is Afgarad ah oo ay gaadheen Ergooyinkii Wakiilada Iyo Madaxdhaqameedka ahaa.

Labadii Ergo ee Wakiilada iyo Madaxdhaqameedka ahaa ee isu xilqaamay xalada gacan libaax ayaa isla qaatay in Ergada Wakiiladu ay ku qanciyaan labbadan qodob Madaxwayne Biixi:-

1. In Xukumada ay kusoo qanciyaan sidii ciidanka ay gaysay Buurta Gacan Libaax uga soo qaadi lahayd.

2. In xukumada la soo fadhiisiyo miiska wada hadalka.

Madax dhaqameedka ayaa muujiyay in ay qodobadan kala quusteen Madaxwaynaha iyo xukuumadiisa balse waxay ka warsugayaan natiijada ay ka keeni doonaan ergada wakiiladu.

More in focus

To Top