Connect with us

somalilandtoday.com

Gudidii isku xilqaantay dhex dhexaadinta Xukuumada iyo xisbiyadda Mucaaridka oo war soo saaray

focus

Gudidii isku xilqaantay dhex dhexaadinta Xukuumada iyo xisbiyadda Mucaaridka oo war soo saaray

Gudidii isku xilqaantay dhex dhexaadinta Xukuumada iyo xisbiyadda Mucaaridka oo war soo saaray

Gudiga iskood isku xilqaamay ee xalinta dagaalka u dhexeeya Jabhada Gacan-libaax iyo ciidanka Booliska ayaa kulamo la yeeshay Madaxwayne Biixi, Murashax Cirro iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo ay kala hadleen sida ugu macquulsan ee hawshaa loo dhawayn karo.

Gudiga oo markii hore ka koobnaa 7 xildhibaan ayay ku soo biireen Gudoomiyaha golaha wakiilada Faratoon iyo ku xigeenkiisa 1aad Giire, waxaanay goor dhow la kulmayaan wasiirka Arimaha gudaha oo ay isagana kala hadlayaan xalinta dagaalkan u dhexeeya Jabhada iyo Xukuumada.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top