Connect with us

somalilandtoday.com

WADDANI oo maanta shir yeeshay iyo arrimaha lagaga hadlay

focus

WADDANI oo maanta shir yeeshay iyo arrimaha lagaga hadlay

WADDANI oo maanta shir yeeshay iyo arrimaha lagaga hadlay

Hoggaanka iyo Guddida Fulinta ee xisbiga WADDANI ayaa maanta shir ku yeeshay Xarunta Dhexe ee Xisbiga. Kulankan ayaa lagu gorfaynayay arrimo masiiri ah oo ku aaddan mawqifka xisbiga ee arrimaha siyaasadda iyo amniga ee dalka ka taaggan.

More in focus

To Top