Connect with us

somalilandtoday.com

Wasiir hore oo lagu dilay Muqdisho.

focus

Wasiir hore oo lagu dilay Muqdisho.

Wasiir hore oo lagu dilay Muqdisho.

Wasiirkii hore ee Beerraha ee Dawlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa muqdisho lagu dilay.

Wasiirka la dilay oo la yidhaahdo Xasan Axmed Muudey ayaa rag hubeysan waxay ku weerarreen degmada Yaaqshiid oo uu deganaa, salaaddii casar kaddib sida uu BBC-da u sheegay xubin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

Wasiir Muudey ayaa kamid ahaa Golihii Wasiirrada ee xiligii Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka wasiirkii hore ee Beeraha Hirshabeelle Xasan Axmed Muudey.

More in focus

To Top