Connect with us

somalilandtoday.com

Nin u dhashay Israa’iil oo lagu Afduubay Itoobiya

focus

Nin u dhashay Israa’iil oo lagu Afduubay Itoobiya

Nin u dhashay Israa’iil oo lagu Afduubay Itoobiya

Nin u dhashay Israa’iil ayaa lagu Afduubay Itoobiya sida ay sheegtay Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Israa’iil.

Ninka Afduuban oo lagu haysto meel u dhaw magaalada Gonder ee Waqooyiga Itoobiya, ayaa afduubeyaasha haystaa waxay dalbanayaan lacag Madax-furasho ah.

Diblomaasiyiinta Israaiil iyo Saraakiisha Amniga ee Itoobiya ayaa ka shaqaynaya samata bixinta ninkaasi.

More in focus

To Top