Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda sare ee Somaliland oo diiday Warqadii ay u gudbiyeen komishanka Doorashooyinku

focus

Maxkamadda sare ee Somaliland oo diiday Warqadii ay u gudbiyeen komishanka Doorashooyinku

Maxkamadda sare ee Somaliland oo diiday Warqadii ay u gudbiyeen komishanka Doorashooyinku

Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay diiday arjiga ku taariikhaysan 04/07/2023 ee ay Guddida Doorashooyinka Qaranku u soo gudbiyeen Maxkamadda Saree e JSL ahna Maxkamadda Dastuuriga ah, ujeedadiisuna ahayd fasiraad sharci.

Maxkamadda Dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland waxay faraysaa Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL in ay cayimaan wakhtiga doorashooyinka maadaama ay tahay awooddooda sida uu dhigayo Qodobka 16aad ee Xeerka Doorashooyinka Guud Xeer, Lr. 91/2020, faqradiisa 1aad.

More in focus

To Top