Connect with us

somalilandtoday.com

Maxakamadda gobalka Maroodi-jeex oo maanta si rasmi ah u dhagaystay eedaymaha loo haysto wariye Bushaaro Baanday

focus

Maxakamadda gobalka Maroodijeex ayaa maanta la horkeenay Wariye Bishaaro Baande waxaana si rasmi ah loo gudo galay garmaqalka eedaha loo haysto oo ay kamid tahay kicin dadweyne.

Fadhiga maanta waxaa ka qeyb gashay Lizzia Walker  Wakiilka Dawladda Boqorada Ingiriiska u qaabilsan Jamhuuriyadda Somaliland.

Qareenada Bishaaro Baande ayaa codsaday in aan dacwadeeda lala sugin wariyaal maqan oo lahaysto eedo isku mid ah.

More in focus

To Top