Connect with us

somalilandtoday.com

Mareykanka iyo Sweden oo baadhaya wiil uu dhalay madaxweyne Erdogan.

focus

Mareykanka iyo Sweden oo baadhaya wiil uu dhalay madaxweyne Erdogan.

Mareykanka iyo Sweden oo baadhaya wiil uu dhalay madaxweyne Erdogan.

Wakaladda wararka ee Reuters ayaa sheegtay in saraakiisha la dagaalanka musuq maasuqa ee Mareykanka iyo Sweden ay wadaan baadhitaan.

Baadhitankaas ayaa waxaa qeyb ka ah qorshe ay wadeen shirkado laga leeyahay Mareykanka iyo Sweden taas oo ah inay lacago laaluush ah siiyaan Bilaal Erdogan oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Edrgon.

Warbixin gaar ah oo ay heshay wakaaladda aya lagu sheegay, in shirkaddu doonaysay inay malaayiin doolar siiso Bilal Erdogan haddii uu ka caawiyo in badeeco ay soo saarto uu suuq geyn uga sameeyo suuqyada ku yaalla Turkiga.

More in focus

Advertisement

Feaured

To Top