Connect with us

somalilandtoday.com

Shirkii nabada Beelaha walaalaha ah ee degaanka Cali Saahid oo maanta la Soo geba-gabeeyey

focus

Shirkii nabada Beelaha walaalaha ah ee degaanka Cali Saahid oo maanta la Soo geba-gabeeyey

Shirkii nabada Beelaha walaalaha ah ee degaanka Cali Saahid oo maanta la Soo geba-gabeeyey

Waxaa Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer lagu soo geba-gabeeyey  shirkii nabada ee Beelaha walaalaha ah ee degaanka Hawdka Cali Saahid, kaasoo muddo ka socday magaalada Burco.

Hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Madax-dhaqameedka ugu waaweyn Somaliland iyo Xukuumadda ayaa dedaal badan ku bixiyay soo afjarida shaqaaqadii degaanka Cali Saahid.

More in focus

To Top