Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland: 41 kun oo Arday oo maanta u fadhiistay Imtixaanka shaadiga ah.

focus

Somaliland: 41 kun oo Arday oo maanta u fadhiistay Imtixaanka shaadiga ah.

Somaliland: 41 kun oo Arday oo maanta u fadhiistay Imtixaanka shaadiga ah.

41 kun oo Arday ayaa maanta u fadhiistay Imtixaanka shaadiga ah ee dugsiya sare iyo dhexe ee Somaliland.

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegtay in Imtixaanka loo qiimayn doono Ardayda reer Sool ee dagaalku saameeyay.

More in focus

To Top