Connect with us

somalilandtoday.com

5 hablood oo Soomaali ah oo ku geeriyooday magalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

focus

5 hablood oo Soomaali ah oo ku geeriyooday magalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

5 hablood oo Soomaali ah oo ku geeriyooday magalada Minneapolis ee dalka Maraykanka

Alle haw-naxariiste waxa magalada Minneapolis ku geeriyooday 5 hablood oo Soomaali ah.

Shil gaadhi oo ka dhacay gudaha magalada Minneapolis ayaa sababay dhimashada 5 hablood oo Soomaali ah , kuwaas oo 3 kamid ah ay yihiin Walaalo.

Hablahan ayaa la sheegay inay isu diyaarinayeen xaflada qalinjabintioda oo ku beeganayd maalinta barri ah.

More in focus

To Top