Connect with us

somalilandtoday.com

Nin u dhashay dalka Masar oo la dilay kadib markii uu dilay gabadh ka diiday in uu guursado

focus

Nin u dhashay dalka Masar oo la dilay kadib markii uu dilay gabadh ka diiday in uu guursado

Nin u dhashay dalka Masar oo la dilay kadib markii uu dilay gabadh ka diiday in uu guursado

Mas’uuliyiinta dalka Masar ayaa xukun dil ah ku fuliyay nin lagu helay in uu dilay gabar ay isku fasal ahaayeen sanadkii hore ka dib markii ay diiday dalabkiisa guur.

Muuqaal fiidiyow ah oo lagasoo duubay Mohammad Caadel oo mindi ku weeraray Nayra Ashraf isaga oo qoorta ka gooynaya bishii July ee la soo dhaafay meel dibadda ka ah Jaamacadda Mansoura halkaas oo ay labadooduba wax ku baraaneyeen ayaa noqday mid aad u faafay

Waxay keentay argagax guud ahaan dalka oo dhan iyada oo kiisku uu dib u furay doodda ku saabsan tacadiyada ka dhanka ah haweenka.

Caadel ayaa lasaaray maxkamad degdeg ah waxaana lagu helay dambi ah dil bareer ah.

More in focus

To Top