Connect with us

somalilandtoday.com

Mareykanka oo $ 5 milyan oo doollar dul dhigay madaxa nin ka tirsan Al-Shabaab

focus

Mareykanka oo $ 5 milyan oo doollar dul dhigay madaxa nin ka tirsan Al-Shabaab

Mareykanka oo $ 5 milyan oo doollar dul dhigay madaxa nin ka tirsan Al-Shabaab

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaadheysa 5 milyan oo doollar ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullaahi Cusmaan Maxamed oo loo yaqaan Injineer Ismaaciil oo ah khabiir sare oo Al-shabaab u sameeya qaraxyada.

Eedeysanahan ayaa sidoo kale ah la-taliyaha hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Diiriye, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay dowladda Mareykanka.

Mareykanka ayaa intaas ku daray in Cabdullaahi Cusmaan Maxamed uu sidoo kale yahay madaxa waaxda warbaahinta ee Al-shabaab ee Al-kaib.

More in focus

To Top