Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo xukun ku riday nin la sheegay in lagu helay danbi ah in uu ka tirsanaa ururka Alshabaab

focus

Maxkamada Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa xukun 9 sanadood oo xadhig ah ku riday Faysal Cali Ibraahin ina Aamina Aadan oo da’diisu tahay 42 jir, kaas oo lagu helay inuu ka tirsanaa ururka AS.

Maxkamada Ciidamada Somaliland waxay ku sheegtay faafinta xukunka Faysal Cali Ibraahin inuu AS u qaabilsanaa in gudaha Somaliland xubno uga diyaariyo.

More in focus

To Top