Connect with us

somalilandtoday.com

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex Oo maanta mar kale 3 maalmood oo rummaan ah u jartay wariye Bushaaro  Cali Baanday.

focus

Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta saddex maalmood oo rummaan ah (Xabsi ku siihayn) u jartay wariye Bushaaro  Cali Baanday.

Waa markii afraad ee wariyaha loo jaro Rummaan iyada muddo bil ku dhaw ku xidhan Hargeysa.

Waxa xusid mudan in wariye Bushaaro Cali Baanday in wali wax kiis ah lagu soo oogin.

More in focus

To Top