Connect with us

somalilandtoday.com

Guddoomiye Cabdirisaaq Khaliif oo si uga jawaabay qoraalkii ka soo baxay maxkamadda sare ee Somaliland.

focus

Guddoomiyaha golaha wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa si adag uga jawaabay qoraal ka soo baxay maxkamadda sare ee Somaliland.

“Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare wax qiime Sharci ah ma laha waxaanu baal marsan yahay Dastuurka  iyo dhamaan Xeerarka Dhaqangalka ah mana mudna inaan ka jawaabo waana arin Jawaabteedu u taalo guud ahaan Golaha Baarlamaanka [Wakiilada iyo Guurtida] ee Awoodahooda Iyo xasaanadooda lagu Xadgudbay.”

More in focus

To Top