Connect with us

somalilandtoday.com

Dhinacyada ku dagaalamaya Suudan oo heshiis kale gaadhay

focus

Dhinacyada ku dagaalamaya Suudan oo heshiis kale gaadhay

Dhinacyada ku dagaalamaya Suudan oo heshiis kale gaadhay

Dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan ayaa ku heshiiyey in xabbad joojinta hadda lagu kordhiyo shan maalmood oo dheeraad ah, ka dib markii ay dhexdhexaadiyeen Maraykanka iyo Sacuudi Carabiya.

Iyadoo militariga Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee RSF, ay ballan qaadeen inay joojinayaan weerarrada cirka, madaafiicda iyo dagaallada waddooyinka, midkoodna si buuxda uguma hoggaansamin xabbad joojinta hore ee todobada maalmood aheyd.

More in focus

To Top