Connect with us

somalilandtoday.com

Saxafiyada caanka ah ee Bushaaro Baanday oo la xidhay.

focus

Saxafiyada caanka ah ee Bushaaro Baanday oo la xidhay.

Saxafiyada caanka ah ee Bushaaro Baanday, ayaa la xaqiijiyay in lagu xidhay Wajaale.

Bushaaro ayaa la sheegay inay safar dhinaca dhulka ah kusoo gelaysay Somaliland si ay u booqato qoyskooda.

 Ciidamada Taliska Korneyl Biixi ayaa afduubay lamana garanayo meel loola kacay.

Weli ma cadda sababta loo xidhay.

More in focus

To Top