Connect with us

somalilandtoday.com

Hindise-sharciyeedkii doorashooyinka ee xukumaddu curisay oo Komishinka doorashooyinka lagu celiyay.

focus

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa markii ugu horeysay is-af-garad ka gaadhey Xeerka Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Xeer Lr. 01/2023, kaas oo ay Xukuumaddu curisay.

Ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijiyey iney Labadda dhinac kullan ay yeesheen 10th May, 2023-ka isla-garteen in Xeerkaas lagu celiyo Guddiga Doorashooyinka, si ay iyagu usoo unkaan.

Xeerkan ayaa muddooyinkii u danbeeyey hadheeyey arrimaha Doorashada, iyada oo mucaaradku ay ku doodayaan inuu yahay qorshe cusub oo ay xukuumaddu ku doonayso iney ku furto aag cusub khilaaf ah, iyada oo hadda dhinacyadu isku maan-dhaafsanyihiin kala hor-meynta Labada doorasho ee Madaxtooyadda iyo Ururada Siyaasadda.

More in focus

To Top