Connect with us

somalilandtoday.com

Xisbiga WADDANI oo maanta shir ku yeeshay Hargeysa

focus

Xisbiga WADDANI oo maanta shir ku yeeshay Hargeysa

Shirka Guddida Fulinta iyo Xoghayeyaasha Xisbiga WADDANI oo uu guddoominyay guddoomiye ku xigeenka xisbiga ahna kusimaha guddoomiyaha Mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga.

Musharraxa madaxweynaha ee Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo kusimaha guddoomiyaha Mudane Waabeeyo ayaa masuuliyiinta uga xog warramay xaaladda guud ee siyaasadda Somaliland.

Sida oo kalena waxa kulanka lagu kala qaatay  warbixin ku aaddan qorshaha xisbiga ee arrimaha doorashada madaxtooyada oo ay ugu soo horayso qaybinta kaadhadhka codbixinta iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa.

More in focus

To Top