Connect with us

somalilandtoday.com

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo kulan la qaatay Ambassador Dalil kadir Bushra

focus

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo kulan la qaatay Ambassador Dalil kadir Bushra

Taliyaha Ciidanka Qaranka oo kulan la qaatay Ambassador Dalil kadir Bushra

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka  Ku Qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra  oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)

 Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland iyo Safiika Ethiopia  ee somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu  ahaa is barasho safiirka cusub.

More in focus

To Top