Connect with us

somalilandtoday.com

Dagaal saaka saacado kooban ka socday magaalada Laascaanood

focus

Dagaal saaka saacado kooban ka socday magaalada Laascaanood

Dagaal saaka saacado kooban ka socday magaalada Laascaanood

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa hadda deggan kadib dagaal saaka aroortii dhacay.

Ciidamadaisku hor fahiya magaaladaasi ee kuwa qaranka Somalilnd iyo dhanka maleeshiyaadka nabad-diidka ah ayaa saaka subaxnimadii is fara saaray iyadoo markii dambe ay xaaladdu qabowday.

Dhawaqa hubka nuucyadiisa kala duwan ee la’isku adeegsaday ayaa laga maqlayay qaybaha kala duwan ee magaalada.

Lama xaqiijin khasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo socday mudadasi kooban mana jiraan wax war ah oo kasoo baxay xukuumadda Somaliland iyo huwanta dagaalka ka wada Laascaanood

More in focus

To Top