Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaal saaka ka dhacay Laascaanood, soo bandhigtay maxaabiis uu ku jiro xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland.

focus

Warsaxaafadeed

“Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fashiliyey isku day weerar oo ay soo qaadeen kooxaha argagixisada ah iyo huwanta kale ee uu hoggaamiyo maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Dagaalka maanta waxa uu Ciidanka Qaranku JSL ka soo hooyay guullo waawayn.

Jamhuuriyadda Somaliland waxay mar kasta ilaalinaysaa xabbad joojintii ay hore ugu dhawaaqday,  Ciidanka Qaranka JSL  wuxuu mar kasta ka dhawrsanayaa dhibaato soo gaadha Magaalada Laascaanood.

Ciidanka Somaliland, isaga oo dhaaddan xurmada bisha barkaysan ee Rabadaan, wuxuu hadana cid walba xasuusinayaa inuu u taagan yahay ilaalinta dadka iyo dalka Jamhuuriyadda Soomaaliland.

Wasaaradda Gaashaan-dhiga JSL”

Dhanka kale xukuumada ayaa soo bandhigtay maxaabiis uu ku jiro xildhibaan Farxaan Dalmar oo ka tirsan baarlamaanka Puntland.

More in focus

To Top